Dhagayso: Galmudug ”Gorgortan ka geli mayso, Xudduudeenuna waa Buurtinle”

Afhayeen u hadlay maamulka aan sharciga waafaqsanayn ee Galmudug ayaa si cad oo aan gabasho lahayn u sheegay in dhulka la isku haysto uu yahay dhul Galmudug wuxuuna yiri  ”Gor gortan ka geli mayno Xudduudeenu waa Buurtinle”

128a

Afhayeenka ayaa kusii daray maamulka Duulaanka ah inuu yahay kan Puntland maadaama ay Xudduudoodu tahay Magaalada Buurtinle meesha hada la isku haystana waa Gaalkacyo haday

Afhayeenka ayaaku hanjabay inay Casharkii hore wax uu ugu yeeray ay bixin doonaan wuxuuna yiri ”hada soo rogaal celiyaan hada CASHARKII ay shalay arkeen ayaa hor yaala”

Dhagayso Afhayeenka


Puntlandes.com

About The Author