Daawo Barnaamij gaar ah oo saabsan Nabadeyntii & Kulamadii maanta ee Gaas & C/kariin

5 Dec 2015 (Puntlandes) Subaxnimadii maanta ayaa wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Puntland quraac loogu sameeyey Xaafada Baraxleey ee magaalada Gaalkacyo halkaas oo hoostagta maamulka Galmudug, iyadoo uu halkaas ku Casuumay C/kariim.

2c

Dhanka kale Madaxweyne Gaas ayaa isna waxa uu ku Casuumay Duhurnimadii maanta C/kariim iyo Wafdi uu hogaaminayey  Qado sharaf.

Puntlandes.com

About The Author