Gobolka Mudug: Xasan Culusoow oo dhaqaale farabadan ku bixiyey borobugaando riyo ah

0

Gaalkacyo (Pes): Waxaa jira halhays soomaaliyeed oo oranaya ”boon ninkii xadaa meeshuu ku yeerin lahaa baa rabaa” waxay kooxda uu hormuudka u yahay Culusoow ku bixiyeen dhaqaalo aad u farabadan oo ah kii ummadda ka dhaxeeyey in la abuuro been cad oon meelna gaarayn iyadoo la rabo in lagu sheego dadka degan inta badan Gobolka Mudug in loo muujiyo aduunka in ay ka baxeen Puntland oo rabaan in ku biiraan Xaafada baraxleeey ee uu hogaanka u hayo Cabdiqaybdiid.

Caadoqaatayaalna in la yiraahdo hadla oo ku sheega in beel hebel shirtay ooyna taageertay Baraxleey……

 

Warbaahinta Puntlandes waxay idiin soo qaadaysaa mid ka mid beentii lacagta lagu bixiyey halkan ka akhri. Deg-Deg: Waxgarad iyo Nabadoonno ku kulmay waqooyiga Gaalkacyo oo taageero u muujiyey maamulka Mudug iyo Galgaduud (Puntland way ka baxeen), dadka dega waqooyiga Mudug…..

 

Culusoow ayaa ku dhawaaqay 30 kii july dagaal ka dhan ah Puntland. Waxaana hada loo fadhiyaa jawaabta dowlada Puntland

 

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *