Madaxweyne Gaas oo ku wajahan dalka UAE Jimcaha nagu soo aadan

31 May 2016 (Puntlnades) Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Safar ugu kicitimayaa UAE Jimcaha.

Madaxweyne Gaas ayaa madaxda dalkaas ka helay Casuumad rasmi ah isagoo Sabtida nagu soo aadan kula balansan madaxda dalkaas.

221-4b3

Madaxweyne Gaas ayaa maalmihii u dambeeyey waxa uu kugnaa magaalada Muqdisho isagoo halkaas uga qaybgalaya Shir lagu faahfaahinayey Hanaanka Doorasho ee lagu Heshiiyey.

Safarka madaxweynaha ayaa ah mid muhiimad wayn u leh Puntland.

 

About The Author