Soomaalinimadda ma aaminsani laakiin Puntlandnimada waan aaminsanahay

238
130

Magacaygu waa Ayaan Dhangad. Waxaan dhashay xilyadii bur burkiii Soomaliya. Waxaan ku dhashay Gobalka Nugaal. Wax dowlad nimo sheegaya ilaaa aan ka soo gaaray 7 sano ma”arkin.M madaxweynihii ugu horeeyey ee aan arko wuxuu ahaaa Abdulaahi Yusuf Ahmad illahay janadii ha geeyee. Waxaan ku caqliyeystay maamulka Puntland oo jira. Waxaaan ku noolahay amni, nabad iyo horumar ilaaa maanta oo an ahay qof weyn.  Allxamdulilaah, waxaan jeclahay nabada iyo hormarka Puntland.

MUDOYINKII U DANBEEYEY

Waxaan ka arkaa dad Soomali ah oo xarumaha warbaahinta Sida tv yada, idacadaha iwm ah Puntlnd waa meel dulmi ka jiro leh weliban sii raaciya dadka ayaa lagu dulmiyaa ama nabadgelyo daro ka jirto, shacabka Soomaaliyeedna lagu hayb sooco, hadaba dadkaas waxaan leenahay tiisa daryeela tu kale ku dara Adigu gobalkaaga ama dagmadaaada Horta u tasho oo dhibta iyo qalalasahaa inta adoo kalaa Aad ku haysaan ka daaya

MUWAADIN REER PUNTLND AH OO LA ADEEGSANAYO

 

Mararka qaar waxaad arkaysaa dad Reer Puntland ah oo dana gaar ahaneed uga tagaya danta guud ee gobal ilaa xukuumad oo u nacableeya cadowga Puntlnd doonaya inay Bur burto jirtaankeedana naceb

SOOMALIYA IYO PUNTLAND

160

Waxaan maqlaa dowlad somaliyeed baa jirta.

159

Hadaba Dowlad mawaxaa la dhahaaa dowlad umad dhan aan ogalayn inuu Qof ka dhaqooqo horumarna u ogalayn?

Dowlada umad ka hor is taagaysaa hormarka ma dowlad baaa dhihi karaa ?

Dowlad tilaabadii Puntland qaadaba isku horgoynaysa ma dowladbaaa ?

Taas dowlad uma arkee waxaan u arkaa malayshiyaad meel isku bahaystay codow loo samaystay in dadka lagu baarto umada tashatayna lagu carqaladeeyo iyo jaahwareer lagu abuuro.

KA TASHADA

502

Reer Puntland-now tashada hada intaa dhowdihiin cadowgu yuusan idinku milmin Soomaalinimada la isku baartana ha ku hungoobminee aamina wadankiina iyo Punlander- nimada ufakara ayaaha danbe iyo wanaaga sida saxansaxada roobka u udgoon.

 

About The Author