Daawo Muuqaal dhamaystiran Golaha Isbaheysiga Isbadel samaynta Soomaaliya oo sheegay in madaxda DFS uu waqtiga uga eg yahay Caawa

9 sept 2016 (Puntlandes) Golaha Isbaheysiga Isbadel samaynta Soomaaliya ayaa Shir mudo laba cisho ah oo magaalada Muqdisho uga socday kasoo Baaq ah in madaxda DFS ee uu u horeeyo madaxweynaha DFS Xasan Sheekh uu waqtiga ay xilka haynyeen  uga eg yahay Caawa marka laga gaaro Berrina aysan ahayn madaxda Soomaaliya.

158ab

Golaha Isbaheysiga Isbadel samaynta Soomaaliya ayaa soo jeediyey in berri si ku meelgaar ah xilka madaxweynaha Soomaaliya loogu dhaariyo Gudoomiyoihii hore ee Baarlamaanka DFS Jawaari.

Puntlandes.com

About The Author