Deg Deg Puntland oo soo dhoweysay Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Shariif Xasan lagu doortay

Dawladda Puntland ee Soomaaliya waxay soo Dhaweynaysaa Doorashadii Shalay ka dhacdey  Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka  Baay  oo lagu Doortey Madaxweynaha Maamulka Saddexda Gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.Shariif Xasan Shiikh Aadan

Halkan ka akhari Warmurtiyeedka Dawladda Puntland.

907

Puntlandes.com

About The Author