Sawirro: Xagge marayaa dhismaha Dekedda Garacad?

14 May 2021 (Puntlandes) Dhismaha dekedda Garacad oo si isku tashi ah ay ku dhisayaan maalgashato Soomaaliyeed ayaa waxay maraysaa meel aad u fiican, taas oo ku socota sidii loo qorsheeyey.

Dhawaan ayaa waxaa la rajaynayaa in Maraakiibta iyo doonyaha ku soo xirtaan jambiga koowaad, kaas ooe ay ku soo xiranayaan Maraakiibta dhexe ee xambaara 10.000 tan iyo doonyaha iyadoo iminka gabogabo maraysa.


Puntlandes.com

About The Author