Daawo Video: Gud. Muungaab oo aflagaadeeyey Puntland kuna tilmaamay Tuulo

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Muungaab oo ismahadiyey ayaa aflagaado, jes jees iyo Ebed daro ugu jawaabay Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Faroole. Wuxuu Muungaab ku tilmaamay Puntland Tuulo……. ”Areeey Doqon warkeed ha daymoonina ee horay u socda” ayuu yiri Muungaab oo la hadlayey dadkiisa.

Waxaa dad badba oo reer Puntland ah iswaydiinayaan waxa ku soo aadiyey meel ka dhacaan uu Puntland kula kacay MUUNGAAB iyadoo uu iminka booqasho ku jooga Puntland Raysul Wasaaraha DFS mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo si wayn loogu soo dhaweeyey? Muungaab ayaa wuxuu u ciyey sidii DAMEERADII!!

Waxaa la filayaa in ay ku farxayaan Reer Puntland ka uu madaxweyne Gaas ka mid yahay ee wali dabasocda Xamar hadalkaan ka yeeray MUUNGAAB

1976a
Daawo Videow

Puntlandes.com

About The Author