Fadeexad: Daawo sawirada Gaas oo si shaqsi ah shirka TANA Forum loogu casuumay

Shirka TANA  Forum ee ka socda Magaalada Bahar-Daar ee Dalka Ethiopia ayaa waxaa soo baxday in aan madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas lagu casuumin magaca Puntland sidii loogu casuumay shirkii sanadkii hore ee 2014 kii.

Waxaa Madaxweyne Gaas uu shirka iminka uga qaybgalayaa magaca ruux Raysul wasaare ka soo noqday dal Afrikaan ah sida Madaxweynihii hore ee Tanzania Benjamin Mkapa, Madaxweynihii hore ee Nigeria H.E. Olusegun Obasanjo iyo kuwo kale.

Daawo sawirada Sanadkan apr 2015

2001
Falaarta Guduudan waa dadka shaqsi ahaanta lagu casuumay, halka falaarta cagaarka ay tahay Dadka wadamada ka socda. Gaas oo caraysan ayaa ka muuqda

 

2002
Gaas oo dhnac fadhiya rag Afrika madax ka soo noqday

Sanadkii hore ayey ahayd markii Madaxweynaha Puntland lagu casuumay hab maamus sareeya isagoo lagu casuumay magaca madaxweynaha Puntland. Aad ayuu uga duwanaa sanadkii hore midkan uu xanaaqa meesha la fadhiyo. Kii hore waxuu ahaa madaxweyne wafti wata. Hadaba waxaa iswaydiin leh ma mudnaa iyadoo Puntland xaalad aad u khatar badan ay ku sugan tahay in uu madaxweyne Gaas lacag iyo waqti ku lumiyo shir uusan Puntland ku matalayn?

Daawo sawiradii sanadkii 2014
2007

2006

2005

2003
???????????????????????????????
Puntlandes.com

About The Author