Daawo Video Bursaalax: Xaflad balaaran oo Shahaadooyin lagu Gudoonsiinayey arday

Magaalada Bursaalax ayaa waxaa lagu qabtay Xaflad balaaran oo Shahaadooyin lagu gudoonsiinayey arday ka baxday Dugsi Sare ee Burar oo hoos yimaada Mashruuca Horumarinta Bursaalax.

Xafladan ayaa waxaa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Bursaalax, Gudoomiyaha Mashruuca Horumarinta Bursaalax, madax kale, waalidiin, martisharaf kale iyo ardaydii ka qalin jabisay Dugsi Sare iyo waliba kuwa isku diyaarinaya imtixaamka fasalka 8aad.

Daawo Videowga

Sawiro

2000

2000a

2000b

2000c

2000e

 

Puntlandes.com

About The Author