Daawo Muuqal: Madaxweyne Muse Bixi “waxaan la tartami doonaa xisbiyada soo bixi doona”

14 June 2022 (Puntlandes) Madaxweynanaha Somaliland Muuse Biixi oo xalay ka hadlay magaalada Ceerigaabo ayaa waxa uu caddeeyey inuu la tartami doono labada xisbi ee soo bixi doona, marka Ururada Somaliland tartamaan.

Muuse wuxuu meesha ka saaray in sadexda Xisbi ee iminka jiraa waa kiisa Kulmiye iyo WADDANI iyo UCUD ay u tartami doonaan doorashada Madaxweyanaha Somaliland 13ka November ee ay ahayd inay dhacdo.

About The Author