Akhriso soohdimaha Degmooyinka iyo Gobolada Puntland ee ay gudbisay xukuumadda Deni

16 Okt  2022 (Puntlandes) Xukuumadda madaxdaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ansixisay isla markaasna u gudbisay Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC soohdimaha Degmooyinka iyo Gobolada Puntland ee ay qorsheynayso inay doorashooyinka golayaasha Degmooyinka ka qabto.

Soohdimahaan ayaa la horgayn Golaha Wakiilada dawladda Puntland, waxaana ka buuxa qaladaad qaarna ulakac loo sameeyeuy qaarna ay aqoon yariyi keentay.

Hoos ka akhriso

About The Author