Sawirro-Muuqaal: Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in shir Yagoori uga furmayo Somailand iyo Isimada SSC

16 Feb 2023 (Puntlandes) Kulan ballaran oo looga hadlay dagaalka ka oogan magaalada Laascaanood oo lagu qabtay Madaxtooyada Somaliland ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ku sheegay in shir magaalada Yagoori uga furmayo Somailand iyo Isimada SSC.

Shirka ayuu ku sheegay inay dhanka Somaliland ka qaybgalayaan Madax dhaqameed iyagoo sidii nabad loogu soo dabaali lahaa ka hadlaya Garaadada SSC oo ku sugan iminka magaalada Laascaanood.

Isimada SSC ayaa goaamiyey in Somaliland ciidamadeeda kala baxda deegaanada SSC, si loo helo nabad waarta.

About The Author