Muuqaal: Madaxwayne Xasan Sheekh “Maamulka Soomaliland waa in uu dhageystaa rabitaanka dadka reer Sool. Midnimo ayaan rabnaa dadka laguma colaadinkaro”

17 Feb 2023 (Puntlandes) Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo maanta ka hadlay Masaajidka Madaxtooyada ayaa si adag uga dagaalka uu maamulka Somaliland ku wado magaalada Laascaanood, kaas o keenay khasaaro isugu jiro dhimasho, dhaawac barakac iyo burbur hantiyeed.

Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa yiri “Maamulka Soomaliland waa in uu dhageystaa rabitaanka dadka reer Sool. Midnimo ayaan rabnaa dadka laguma colaadinkaro sida aan adinkaba la idinkugu colaadin aragtida gooni u goosadka”

About The Author