Muuqaal: RW Xamse ”ma xaqbaa dadka Waqooyi inay 35 sano kadib arkaan nidaamkoodii oo duqaynaya dilaya oo qaxinaya”

17 Feb 2023 (Puntlandes)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xalay daah-furay ololaha taakulaynta iyo gurmadka dowladda iyo shacabka Tukiga ayaa ka hadlay dagaalka maamulka Somaliland ku wado shacabka magaalada Laascaanood.

RW Xamse ayaa yiri  ”ma xaqbaa dadka Waqooyi inay 35 sano kadib arkaan nidaamkoodii oo duqaynaya dilaya oo qaxinaya”

RW Xamse ayaa ku siidaray “Inay xalay iyo caawa isku ekaadaan waa nasiib daro wayn… anagu islkuma qancin karno xoog”

About The Author