Sawirro: Madaxweyne Deni oosafar cirka ah ku gaaray Degmada Xaafuun ee Gobolka Bari

18 Feb 2023 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay Degmada Xaafuun ee Gobolka Bari halkaasi oo Madaxweynuhu ku tegay safar shaqo.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka Diyaaradaha ee Xaafuun kusoo dhoweeyay, Xubno ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Maamulka Degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Xaafuun.

About The Author