Dhagayso: Gudoomiya Baarlamaanka Puntland oo saxaya sharci ku tumashadii ka dhexmuuqday jawaabihii Gaas, marka lasoo qaado jawaabtii uu Gaas ka bixiyey sharcigii ummadu ku heshiisay oo DFS bedeshay kaligeen.

0

Garowe (Pes): Madaxweynaha Puntland Dr Gaas ayaa wuxuu hortagay Baarlamaanka Puntland,23-07-2014, iyagoo halkaas ku waydiiyey su,aalo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland.

Hadaba su,aalahaas oo ahaa kuwii ka guuxayey dhamaan shacabka reer Puntland muxuu ku jawaabay Dr gaas? Sidii caadada u ahayd marin habaabin iyo jawaab xaqiiqda ka fog.

 

Waxay warbaahin Puntlandes idiin soo gubinaysaa sidii geesinimada lahayd ee uu u yiri Gudoomiyaha Baarlamaanka Siciid Xasan Shire ”Ma bedeli karto DFS sharcigii ummadu ku heshiisay

 

Ho oka dhagayso hadalka Gud Siciid Xasan Shire

Xafiiska wararka
Puntlandes.com

 

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *