Madaxwayne Gaas oo la kulmay Agaasimayaasha guud, kuwa Hay’addaha Madaxa banaan iyo Agaasimewaaxeedyada Maamulka Wasaaradaha Puntland.
Garowe(pes) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta kulan kula qaatay aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe Agaasimayaasha Guud...