Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 1531)

  Garowe(pes) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta kulan kula qaatay aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Puntland,Agaasimewaaxyeedyada Maamulka ee Wasaaradaha,Agaasimayaasha Guud ee hay’addaha Madaxa banana iyo Gudoonka Hanti dhowrka Qaranka Puntland oo tiro ahaan Gaarayay 67,agaasime. 67,agaasime ayaa kala ahaa 31,Agaasime Guud,11,Agaasimayaal Hay’addaha Madaxa banaan ah 23,Agaasimewaaxeed Maamulka Wasaaradaha […]

Continue reading …

Pes Gaalkacyo: Barlamaanka Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay inay ansixiyeen Xeer ay jarjareen oo Caburinaya Xoriyadda hadalka isla markana awood dheerad ah siinaya Wasaradda Warfaafinta Puntland. Xeerkan waxaa ka hor yimid Suxufiyiinta Puntland oo ku tilmaamay talaabo cusub oo mugdi gelinaysa Xoriyadda Saxafadda iyo Xuquuqda hadalka. Guddiga Shuruucda ayaa ilaa 17 Qodob wax ka bedelay qaarkoodna […]

Continue reading …

  Pes GaalKacyo: Baarlamaanka Puntland ayaa meel mariyay xeer aan ahayn xeerkii warbaahinta ee saxda ahaa oo ay ku wada heshiiyeen dowladda iyo wariyayaasha Puntland bartamihii sanadkii 2013 ayay walaac xoogan ka muujiyeen Suxufiyiinta ka howl-gasha Puntland talaabada uu qaaday baarlamanku. Suxufiyiinta iyo Madaxda Ururada Warbaahinta  ayaa isla markiiba deroonkooda ka muujiyey sida aysan u […]

Continue reading …

Pes Gaalkacyo: C/ Cismaan Faarax Ciiro oo mar soo noqday  gudoomiye xigeenka degmada Gaalkacyo hadana ahaa xubin kamida Golaha deeganka degmada Gaalkacyo ayaa waxaa uu ku dhintay shil gaari oo ka dhacay laanta dusmada oo u dhaxay deegaanka cagaaran & Gaakacyo   Allaha u Naxariisto Marxuumka. Waa shilkii labaad oo ilaa shalay 21 07 2014, […]

Continue reading …

Pes Bursaalax: War xaqiiq ah oo ay heshashay shabakada warlaliska Puntlandes ayaa noo xaqiijiyey in Prof Cali Khaliif Galyr iyo wafti balaaran oo Khaatumo ah oo uu hogaaminayo Prof Cali ay caawa ku sugan yihiin magaalada Bursaalax ee gobolka mudug. Waftigaas wuxuu ka kooban yahay isimo, siyaasiyiin, aqoonyahano iyo waxgaran. Ujeedada safarkooda Bursaalax ayaa Pes […]

Continue reading …

Shil baaruun oo ka dhacay inta u dhaxaysa Buurtinle iyo Garowe ayaa keenay dhimashada 8 ruux iyo dhaawac intaas ka badan ka dib markii ay isku dhaceen labo gaari oo wadada ku safrayey. Dadka shilka ku dhintay ayaa waxa ka mid ah Cabdishakuur Maxamud Guray Agaasimihii horre ee hay,adda Daryeelka Bulshada Puntland ka dib markii […]

Continue reading …

  Pes Gaalkacyo: Qaraxa ayaa waxaa uu dhacay sagaalkii & barkii habaynimo baryamaha magaalada Gaalkacyo aaga ama meel u dhow dugsiga sare ee Cumar Samatar. Sida ay xogta ku helayso Pes waxaa ku dhaacmay ugu yaraan afar qof oo rayid ah. Dhaawaca ayaa waxa la dhigay oo lagu dawaynayaa isbitalka gud ee Gobolka mudug   […]

Continue reading …

  Ururka suxufiyiinta Puntland MAP iyo Suxufiyiinta Puntland ayaa markii la ansixiyeyba ka horyimid xeerka saxaafada. Xeerkan ayaa ah mid aan u danaynayn Suxufiyiinta Puntland iyo shacabkaba. Iyadoo muraadka laga leeyahay xeerkan ay baasgaraysan xukuuma Dr Gaas ay tahay in shacabka reer Puntland afka la qabto, si aysan uga hadlin sida guracan ee uu Dr […]

Continue reading …

Dood dheer ka dib Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta ansixiyey mariyay xeerka saxafadda oo ay dhowaan wasaradda warfaafinta usoo gudbisay. Xildhibaano gaaraya 32-mudane ayaa cod gacan taag ah ku meel mariyay xeerkan waxana ugu danbayntii ku dhawaaqay afhayeenka Baarlamaanka oo sheegay goluhu inuu ansixiyeen xeerka ay wasaradda warfaafinta usoo gudbisay. Wasiirka warfaafinta Cabdiwali Xirsi Indhoguran […]

Continue reading …

Pes Garowe: Warar lagu kalsoon yahay ooy Pes heshay ayaa xaqiijinaya in uu Gaas xilkii ka xayuubuyeyagaasimaha  Hay,adda Daryeelka Bulshada Puntland Xuseen Maxamed Maxamuud Xuubsireed. Gaas ayaa dadaal dheeraad ah iyo juhdi badanba geliyey sidii uu u taargad garayn lahaa dadkii ama qofkii aan ka tirsanayn kooxdiisa ”isbedeldoonka” ee xil ka haya Puntland. Waana sababtaas […]

Continue reading …