Dawlada Puntland oo Xabsiga dhigtay Nabadoon/Afahayeenka Nabadoonada Puntland C/laahi Maxamed Jibriil & wariye Maxamed Siciid
13 July 2019 (Puntlandes) Ciidamo ka tirsan madaxtooyada dawladda Puntland ayaa Xabsiga dhigay Nabadoon Cabdullaahi Maxamed Jibriil oo ahaa Afahayeenka Nabadoonada...