Year: 2017

Sawirro-dhagayso: Madaxweyne Gaas oo Kormeeray Ciidamada Dawladda Puntland ee Howlgallada Ka Wada Degmada Qandala & xurumaha Dawladda ee Degmada

Madaxweynaha Dawladda puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeeray ciidamada Dawladda Puntland ee howlgallada ka fuliyey degmada Qandala islamarkaana...