Month: May 2017

Sawirro: Wasiiru dowlaha wasaaradda caafimaadka Puntland Mudane Sayid Cumar Aadan Guuleed ayaa maanta booqasho shaqo ah ku yimid wadanka Finland Magaalada Helsinki

Waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Jaaliyada Puntland waxaana ka mid ahaa Gudoomiyaha ku xigeenka Jaaliyada Puntland Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan shiinle,Gudoomiyaha...