Month: April 2018

Sawirro: Wasiir ku-xigeenka ahna siihayaha xilka Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta DFS & Wasiirada Warfaafinta ee dawlad Goboleedyada oo Garowe lagu soo dhaweeyey

11 April 2018 (Puntlandes) Waxaa Caasimadda Puntland ee Garowe lagu soo dhaweeyay Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka ahna siihayaha...

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo “Waxaan ku dhiirri gelinayaa Mudane Jawaari in uu halkiisa ka sii wado dadaallada uu ku bixinayo dowlad dhisidda Soomaaliya”

Muqdisho, 10ka Abriil, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Guddoomiye Jawaari, tanaasulka uu sameeyey...