Year: 2019

Dhagayso Prof Gaandi oo walaac  xoogan ka muujiyey ciidanka badda ay dawladda Itoobiya dhisanayso isagoo sheegay in madaxda dawlada Federaalku heshiis kula tahay

22 April 2019 (Puntlandes) Prof Maxamed Cabdi Maxamed (Gaandi) ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya madaxda hogaaminaysa ay heshiiyo qarsoodi...