Sawirro: War Murtiyeedka Shirka Wada-Tashigga Wasaaradaha Boostada, Isgaarsiinta & Tiknolojiyadda ee Federaalka & Dowlad-Goboleedyada
17 April 2019 (Puntlandes) Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo gaba-gaboobey Kulanka Wadatashiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada (WBIT) ee heer federal...