Sawirro: Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Dowladda Puntland
Qardho: 02 April 2020: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka...