Year: 2020

Sawirro:Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo kormeeray Fariisimaha Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ee ku sugan deegaanka Tukaraq ee G. Sool.

Tukaraq: 24, Maarso, 2020: Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeeray, Fariisimaha Ciidamada Difaaca Dowladda...