Year: 2020

Wasiir kuxigeenkii hore ee Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo baaq nabadeed u diray beello walaalo ah oo shaqaaqo ku dhexmartay galbeedka gobolka Mudug.

17 July  2020 (Puntlandes) Wasiir kuxigeenkii hore ee Wasaaradda Cadaaladda dawladda Puntland Dr Abdifitah Hassan Walloore ayaa waxa uu u diray baaq nabadeed...