Month: April 2020

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in wadajir loogu istaago dhibaatada binu aadantinimo ee ka dhalatay daadadka ku fatahay magaalada Qardho

Muqdisho, Abriil 28, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka tacsiyeeyay musiibada naf iyo maalba leh...