Month: January 2021

Guddiga doorashada ee lagu muransan yahay ” Guddigu wuxuu markasta xeerinayaa wadajirka iyo heshiis dhex mara hoggaanka siyaasadeed ee dalka heerarkiisa kala duwan”

27 Jan 2021 (Puntlandes) Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo ka duulaya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ee dhacay 17 Seebteembar 2020...

Daawo sawirada Madaxweyne Deni oo Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Hay’adda Horumarinta ee Talyaaniga Guglielmo Giordano iyo wafdi uu hoggaaminayo

25 Jan 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Hay’adda Horumarinta...