Year: 2022

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo magacaabay labadii xubnood ee dhammaystirka xubnaha maxkamadda dastuuriga ah ee dawladda Puntland

07 Dec 2022 (Puntlandes) Guddoomiyaha golaha wakiillada dawladda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa magacaabay labadii xubnood ee ka dhimanayd dhammaystirka xubnaha...