Muuqaal: RW Rooble “Wixii aan shalay walaalkay Farmaajo kadiiday ayaan maanta ka diidanahay MD Xasan Sheekh, dalkan wax la wada leeyahay hala helo, aniga kama shaqaysee…”
23 Feb 2025 (Puntlandes.com) Ra´iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caddeeyey in maamulka Xasan Sheekh ka hor istaagay...