Daawo Video: Banaanbax balaaran oo lagu taageeray Maamulka G Dhexe ee Dhuusamareeb oo Guriceel ka dhacay

6 july 2015 (Puntlandes) Maamulka Gobolada Dhexe ee lagu doortay Magaalada Dhuusomareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ee uu hogaamiyo Madaxweyne Sheekh Maxamed Shaakir ayaa maanta waxaa lagu soo dhaweeyey magaalada Guriceeliyadoo ay dadwaynuhu ku soo dhaweeyey isu soobax balaaran oo ay ku muujinayeen taageerada ay u hayaan maamulkaas.

Daawo banaanbixii soo dhawayntii balaarnayd ee Guriceel ka dhacday maanta

Puntlandes.com

About The Author