Dhagayso: Wasiir Odowaa oo ka hadlay Gudiyada DFS Ansixiyay sheegayna inaan loo baahnayn ogolaanshaha maamul Goboleedyada

6 july 2015 (Puntlandes) Baarlamaanka dawladda Xamar ayaa maanta ansixiyey labada Guddi oo lagu kala sheegay Guddiyada Doorashada iyo Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka oo uu soo magacawday Xasan Sheekh.

Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka ayaa ah kii Xasan Sheekh iyo Beeshiisu ay ku doonayaan inay ku BOOBAAN Gobolka Mudug ee Puntland lagana tashan dawladda Puntland.

Dhagayso Odowaa iyo waxa uu ku doodayo


Puntlandes.com

About The Author