Daawo Video: Madaxweyne kuxigeen Maamulka G Dhexe oo Caabudwaaq si balaaran loogu soo dhaweeyey

6 july 2015 (Puntlandes) Madaxwayne Kuxigeenkii lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb Xasan Maxamuud warsame ayaa maanta soo gaaray magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Shacabka reer caabudwaaq ayaa waxay muujiyeen sida ay u taageersan yihiin maamulka Gobolada Dhexe ee lagu dhisay Dhuusamareen.

Waxaa kaloo xusid mudan in madaxweynaha maamulkaas maanta isna si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Daawo soo dhawaynta


Puntlandes.com

About The Author