Daawo Video: Hubkii ugu faraha badnaa ee DFS siiso Cadaado oo ku soo wajahan Puntland!!

12

14 july 2015 (Puntlandes) madaxweynha DFS Xasan Sheekh ayaa dhawaanahan waxa uu hubaynayey Dagaal Ooge CabdiQaybdiid iyo C/kariim Xuseen Guuleed oo uusoo wakiishay inay dagaal ku qaadaan Puntland iyo shacabkeeda hadaba Warbaahinta Puntlandes ayaa heshay video soo bandhigaya Hubkii ugu faraha badnaa ee DFS siiso Cadaado oo ku soo wajahan Puntland!!

Horay ayaa Shacabka iyo dawladda Puntland uga digeen Colaada ay DFS ka hurinayso Puntland laakiin waxaad moodaa inaysan hada ka fursan doonin. Waxaa kaloo xusid mudan inuu raysul wasaare Sharmarke soo gaaray Garowe si uu u maaweeliyo GAAS oo aad u aaminsan AWAAMIIRTA Xasan kheesh jecelna inuu u hogaansamo.

Shacabka reer Puntland waa inay u istaagaan difaacida dalkooda.

Puntlandes.com

About The Author