Daawo-Dhagayso: Gabay ay Kooxda Galayr u tiryeen Puntland!!

53

16 july 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha lagu doortay Togga Ergoan mudooyinkii dambana uu fadhigiisu ahaa Xamar ayaa waxa uu waday waqtiyadii u dambaysay kala fogayn dadka walaalaha ah ee reer Puntland gaar ahaan Beelaha walaalaha ah ee Dhulbahante iyo Majeerteen.

56
xafladii Pro Galayr lagu Caleema saaray oo ka dhacday Togga Ergo’an

Waxay Kooxda uu hogaamiyaa taageeray Mdaxaweynaha DFS Xasan Sheekh oo dagaal ku haya Beelaha Daarood, waxay kaloo Kooxda Galayr Taageertay CabdiQaybdiid oo ku fekeraya isagoo taageero ka helaya Xasan Sheekh inuu BOOBO Gobolka Mudug, waxay taageeraan soona dhawaystaan Cadawga Puntland.

Aaway Riwaayadii ay Kooxda Galayr Bulshada SSC ku marin habaabinaysay, oo ay ku lahayd anagaa XORAYNAYNA Degaanada SSC ee ay haysato Somaliland? Xagguu ku dambeeyey MASHRUUCAAS waa kan galayr degay Xamar e? maxayse u Xorayn waayeen?

Waxaa haboon inay kooxda Galayr inay iska daayaan fikirka Guracan ee ay ku socdaan, Gobolka Mudug ma siin karaan CabdiQaybdiid lamana BOOBI karo taasi waa hubaal ee ha ogaadaan.

Daawo waxa ay ku hadlayaan gabayga

Puntlandes.com

About The Author