Sawiro-Dhageyso: Madaxweyne Gaas ” Somalinimadu waa inay ku dhisnata is jeceyl & isixtiram inta taas laga gaaraya in qolo walbaa mesheeda iska jogto”

17 july 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland  Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegayin Shacabka Puntland ay kalsooni ku qabaan dawladdooda,  Puntland jiritaankeeda in uusan khalkhal galin Karin maamulka ka kooban gobol iyo bar, Wuxuuna shacabka ugu baaqay inay ku kalsoonaadaan innaan Puntland xaduudaheeda lagusoo xadgubi karin

Gaas ayaa jiri inaysan Puntland Soomaalinimada magan iyo marti midna uga ahayn cid gooni ah isagoo ula jeeda ka mid ahaanshaha Soomaaliya. Soomaalinimadaas waa inay ku dhisnaataa is jeceyl, iyo is ixtiraam inta taas laga gaaraya in qolo walbaa meesheeda iska joogaan ayuu intaas raacshay GAAS.

Gaas ayaa sheegay inaysan ogolaanayn in la iska bad badelo Dastuurka ay ku heshiiyeen Ummada Soomaaliyeed.

Dhageyso GAAS


sawiro
1

2

3

4

5

6

7

8
Puntlandes.com

About The Author