Daawo Video: Doorashadii madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamud Cumar

24

17 july 2015 (Puntlandes) Baarlamaanka Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa u Doortay Cabdi Maxamud Cumar inuu noqdo madaxweynaha DDSI ee 5 sano ee soo socota. Madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar ayaa dhaartii ka dib usoo bandhigay Baarlamaanka xubnaha dawladiisa isagoo ka codsaday inay ansixiyaan iyagoo halkaas ku ansixiyey xukuumadda cusub.

Madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar ayaa ah madaxweynihii ugu wax qabadka badnaa DDSI intii ay jirtay DDSI.

Daawo Caleemasaarkii Madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar

Puntlandes.com

About The Author