Sharmarke oo ku guuldaraystay inuu kula kulmo Gaalkacyo C/kriim X Guleed

20 july 2015 (Puntlandes) Raysal Wasaaraha dawladda Xamar Cumar C/rashiid Cali Sharma,ake iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Cabdulaahi Yuusuf Arport ee Magaalada Gaalkacyo isagoo ku sii jeedaa Magaalada Muqdisho.

Wafdiga Sharmarke oo ku sugnaa Puntland ilaa 13 kii july ayaa xalay waxay soo gaareen Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaana kulamo kula qaatay qaybaha odayaasha dhaqanka.

Sharmarke waxaa garoonka ku sii sagootiyey Maamulka Gobalka kan Degmada iyo Wasiiro ka tirsan Dowladda Puntland.

170

Sharmaake la kulmin Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ku sugan Xaafada Baraxleey ee Koonfurta Magaalada Gaalkacyo isagoo uu C/kariim u yihin Baraxleey inuu la kulmo Sharmarke.

 

 

 

 

Puntlandes.com

About The Author