Akhriso: Madaxweynaha KGS oo Cismaan Buube u magacaabay La Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Islaamka

21 july 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa u magacaabay La Taliyihiisa Arrimaha Islaamka Cismaan Buube Yuusuf Rooble oo horay usoo noqday Xildhibaan dawladihii KMG ee Soomaaliya.

25b

Mudane Rooble ayaa iminka ku magacawnaa Wakiilka ururka Mutamarka ee Caalamka Islaamka Xafiiskiisa Soomaaliya iyo wadamada Geeska Afrika

Akhriso wareegtada madaxweynaha

25

 

Puntlandes.com

About The Author