WAR DEG DEG: Filo goor dhaw FAALO ku saabsan Ceebtii Cadaado maanta ka dhacday

23 july 2015 (Puntlandes) Waxaa maanta ka dhacay Cadaado CEEB tii u waynayd iyadoo ay dawladda Xamar ku Cimaamadaysay C/kariim oo ay madax uga dhigtay maamul ay halkaas ku dhoodhoobtay:

  • Ambasadoor deg deg u duulay isagoon hoolka xaflada imaan
  • Wakiiladii Beesha Caalamka oo sheegay inay ku qasban yihiin inay ka duulaan Cadaado qubadahoodiina ku soo koobay labo qodob. Iminkayna ka duuleen Cadaado.

Dhawaan kala soco Warbaahinta Puntlsndes Faalo ku saabsan Ceebtii maanta ee Cadaado

About The Author