DAAWO VIDEO: Obama & qaabkii Kenya Loogu Soo dhaweeyey

24 july 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama Ayaa soo gaaray Kenya isagoo si wayn loogu soo dhaweeyey dalkaas. Obama ayaa aabihiis yahay Kenyan iyadoo ay qaar badan oo ka mida Qoyskiisa ay Kenya Dewgen yihiin. Amaanka ayaa si wayn loo sugayaa iyadoo ay ka qayb qaadanayaan Maraykanku.

31
Obama oo la kulmay walaashii Auma Obama

Obama waxa Uu ka Qeyb galaya Shirka ganacsiga Aduunka Oo Nairobi ka Dhacaya waxana Noqonaysa taarikhda Ugu horeyey,waxana Oo booqanaya Sidoo kale wuxuu Obama booqan doonaa dalka,Ethopia halkaasoo uu Axada Qudbad ka jeedin doono shirka madaxda AU waana markii taariikhda ugu horaysay oo madaxweyne Maraykan ah uu Qudbad ka jeediyo.

Daawo soo dhawayntii Obama ee Kenya

Puntlandes.com

About The Author