Daawo Video: Wasiir Odowaa & waxa uu ku hadlay Caleemasaarkii Cadaado!!
25 july 2015 (Puntlandes) Wasiirka Arrimaha Gudaha dawladda Xamar Odowaa oo ka hadlay Caleemasaarkii Cadaado ka dhacay ayaan u hadlin sidii qof mas’uul ah isagoo u hadlay Caadifad Qabiil ah “Adeerkay, Awoowgay, maamulkeena…” adaa Qoslayee bal daawo wiilkan sheeganaya inuu Wasiir u yahay Soomaali oo dhan!!CAJIIB sidanaa dawladnimo loo yaqaanaa,
Daawo Odowaa
Puntlandes.com