Dhagayso: Barnaamij VOA ka diyaarisay Soomaaliya Agoosto 2016 ka

25 july 2015 (Puntlandes) Idaacada VOA ayaa ka diyaarisay siday iyaga la tahay in looga gudbi karo sanadka 2016, waxaa la isku raacay inaysan suurtogal ahayn Doorasho qof walbaa codkiisa dhiibto inay ka dhici karto Soomaaliya 2016.

Barnaamijkani  wuxuu u egyahay mid ay soo diyaarisay Kooxda Dam Jadiid: Waxay leeyihiin Nidaamka aan wanaagsanayn ee 4.5 ka waa inuu sii jiraa taasoo lagu heshiiyey inaan dib loo soo celin karin maxaa yeelay Kooxdu waxaan 4.5 ahayn uma cuntamayso waxayna doonayaan inay sidaas waligeed lagu jiro iyagoo danahpooda ka arkaya.

Dhagayso warbixinta VOA


Puntlandes.com

About The Author