Daawo Video: Qudbadii uu madaxweyne Obama u jeediyey dadka Kenya
26 july 2015 (Puntlandes) madaxweynaha Maraykanka Barak Obama oo booqasho taariikhi ah ku jooga dalka Kenya oo Aabihii uu ka soo jeedo ayaa Qudbad u jeediyey dadka Kenya.
Daawo Qudbada Obama
Puntlandes.com