Daawo Video: Madaxweynaha Jubaland oo maanta Furay Shirka ansixinta Dastuurka Jubaland

29 july 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa maanta Furay Shirka ansixinta Dastuurka ay yeelanayso dawladda Jubaland. Ergada ka qayb galaysa Shirka Ansixinta Dastuurka Jubalan ayaa gaaraysa 300 ergo oo laga soo xulay Sadexda Gobol ee Jubaland.

Daawo Videowga

Daawo Wasiirka Madaxtooyada JL Cabdiqani Cabdi Jamac oo faahfaahinaya Ansixinta Dastuurka Jubaland

Puntlandes.com

About The Author