Daawo Video: Shirka GAAS sheegay oo ka yimid Kooxda Dam Jadiid

2 Agoosto 2015 (Puntlandes)  Madaxweynaha Puntland ee ay madaxmartay jacaylka uu u qabo Villa Somalia ayaa maalmahan waxa uu ku maaweelinayey Shacabka reer Puntland inuu qabanayo Shirwayne uu ku tilmaamay inuu u qabanayo Soomaali oo idil si looga wada tashto 2016ka sida doorasho ku dhici karto.

Hadaba Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay inay Fikradan ay soo dhiibteen Kooxda DAM JADIID ee xukunta Villa Somalia uuna GAAS u keenay Cumar Cabdirashiid markaw Garowe yimid.

Daawo DAM JADIID oo ku dhaaaqday Shirwayne dhacaya bisha soo socota ee sebtember 2015ka

Puntlandes.com

About The Author