Daawo Video: Axmed Madoobe oo la heshiiyey Xasan Sheekh & isagoo ku gacansayray in shirwaynaha PL lagu qabto

8

2 Agoosto 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan oo xulufo daneed uu ku khiyaanay la samaystay Madaxweynaha Puntland ee ay madaxmartay jacaylka uu u qabo Villa Somalia aana hayn wadadii uu ku gaarilahaa ayaa iminka la heshiiyey Xasan Sheekh madaxweynaha DFS oo doonayey inuu kala reebo Puntland iyo Jubaland una ogolaaday Axmed Madoobe wixii dantiisu ahayd ee uu doonayey oo dhan.

Daawo Wafdi ergo iyo wasiiro isugu jira oo xasan u diray Kismaanyo si ay goob joog uga noqdaan Ansixinta Dastuurka Jubaland

Halkan hoosana ka daawo Qudbadii Madaxweynaha Jubaland oo dhamaystiran iyadoo uu ku gacansayray Codsiga GAAS ee ahaa inuu marti geliyo Shirka Kooxda DAM JADIID. Waxaa Cad inuusan hayn Siyaasad cad oo uu ku hagayo Puntland Madaxweyne GAAS iyadoo hada uu isticmaalay Axmed madoobe.

Puntlandes.co,m

About The Author